Xasan Sheekh oo Xoghaya guud ee QM kala hadlay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo...