Xuutiyiinta Dalka Yeman Oo Mar Kale Weeraray Maraakiibta Gacanka Cadmeed
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee gacanta ku haysa caasimadda Sanca iyo qaybo ka mid ah xeebaha Badda Cas ee Yemen, ayaa weerar ku qaaday markab kale...
Mareykanka Oo Ku Hanjabay Cunaqabateyn Ka Dhan Ah Turkiga Iyo Ruushka
Dowladda Mareykanka ayaa dardar-gelineysa dadaalladeeda ku aadan dhaqan-gelinta xayiraadaha ka dhanka ah Ruushka. Washington, ayaa dhawaan shaacisay cuna-qabateyn cusub oo ay ku beegsaneyso hey’adaha maaliyadda...
Benzema oo dacwad ka gudbiyay wasiir sheegay inuu xirriir la leeyahay urur laga mamnuucay dalal dhowr ah
Laacibka kubadda cagta ee ee waddanka Fransiiska, Karim Benzema, ayaa gudbiyay dacwad sumcad dil ah oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaasi Fransiiska,...
Pakistan Oo Iiraan Ku Eedaysay Weerar Carruur Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gobolka Baluchistan.
Pakistan ayaa si caro leh ugu eedaysay Iran inay fulisay weerar ka dhacay gobolka Baluchistan oo ee dalkaasi Pakistan. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Islamabad ayaa...