Home
Page 357
Raysal Wasaare Xamsa Iyo Safiirka Taliyaaniga Oo Ka Wada Hadlay Damaca Dowladda Itoobiya Ee Badda Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi.
Masar Oo Walaac Ka muujisay Hoos u Dhac Ku Yimaada Isticmaalka Marin Biyoodka Suez Canal
Kadib duqaymihii ugu dambeeyey ee ciidamada Maraykanka iyo Britian ay la beegsadeen kooxda Xuutiyiinta ee Yemen, iyaga oo ka jawaabaya weerarada ay kooxdaasi ku qaadeen
Maxay tahay fariinta Qarsoon ee Maraykanku u diray Iran ka dib weerarkii saldhigyada Xuutiyiinta?
Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu Iran u gudbiyay fariin gaar ah oo ku saabsan Xuutiyiinta Yemen ka dib markii Maraykanku uu duqayn
Xamaas Oo Israaiil Ka Diiday In Loo Gacan-Geliyo Dawooyin Ay u Baahan Yihiin Maxaabiista Yuhuudda Ah Ee Gacantooda Ku Jira.
Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in dalab cusub oo dhinaca Israaiil ka yimid kana dhashay cadaadiska & culayska xooggan ay saarayaan Ehelka Maxaabiista Yuhuudda ah