Liiska ugu dambeeya ee Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta hadal jeedin ka hor sameynaya Barlamaaanka
11 Murashax oo isu diiwaan galiyay in ay ka qaybgalaan doorashada Madaxweynaha Puntland ee shanta sanno ee soo socota ayaa goordhow hadal jeedin ka sameyn