Yuusuf Garaad: “Tallaabada Itoobiya waa mid dhaawacaysa Dal weliba oo Afrika ah”.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo si xeer dheer uga hadlay heshiiskii sharci-darrada ahaa ee Itoobiya & Somaliland ay ku galeen