Faahfaahin ka soo baxaysa duqeymo lala beegsatay xubno sare oo al-shabaab ah
Dowldda federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtayin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay.