Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay 16 shirkado iyo shaqsiyaad lala xiriiriyey Al-Shabaab
WASHINGTO DC — Wasaaradda lacagta ee Maraykanka, xafiiskeeda Maamulka Hantida Dibedda ayaa ku dhowaaqay in cunaqabatayn lagu soo rogay 16 shirkadood iyo ashkhaas ka hawlgala shabakado