Home
Page 41
Xildhibaannada Labada Aqal Oo Maanta Yeeshay Kulan Looga Hadlayey Dastuurka
Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa, kaas oo maanta ah Dib-u-eegista marxaladda 3-aad ee
Markabkii u Afduubnaa burcad-badeedda Soomaalida oo laga baqayo inuu saadka ka go’o
Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go’o saadka. MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda,
Madaxweynaha Uganda oo Kampala ka daah-furay Salaam Bank oo ah bankigii ugu horreeyay ee Islaami ah
Xafiiska madaxweynaha Uganda ayaa shaaciyay in laan ka tirsan Bankiga Salaam ee fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Arbacadii laga daahfuray dalka Uganda, iyada oo bankigan uu
Shir Looga Hadlayo Mashaariicda Bankiga Hormarinta Afrika Oo Maalintii Labaad Galay
Waxaa Maalintii labaad galay shir u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Bankiga horumarinta Afrika, shirkaas oo dib loogu eegayo mashaariicdii uu ka fuliyay dalka tan iyo