Home
Page 43
Kalluumeysato Iraaniyiin ah oo lagasii daayay xabsiyada Soomaaliya
Iran ayaa sheegtay in maxaabiis kaga xirnaa Soomaaliya ay dib u heleen xorriyaddooda. 33 kaluumaysato iyo badmaaxiin u dhashay dalka Iran oo ku xirnaa xabsiyada
Ruushka oo maxkamad soo taagay afar nin oo lagu eedeeyay weerar ay dad badan ku dhinteen oo dalkaasi ka dhacay
Ruushka ayaa dacwad ku soo oogay afar nin oo ay ku sheegeen inay weerar ku dileen ugu yaraan 137 qof. Afarta nin ee looga shakisan
In ka badan 280 ardey oo afduub loo haystay dalka Nigeria oo la sii daaya
In ka badan 280 ardey oo lagu afduubtay magaalada waqooyiga galbeed ku taala ee Kuriga horraan tii bishan ayaa la sii daayay, iyagoo wax dhibaato
Itoobiya maku biiri kartaa Jaamacadda Carabta, maxayse ka ka faa’iideysaa?
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dhowaan ugu baaqay muwaadiniinta dalkiisa inay bartaan luqadda Carabiga, taas oo uu sheegay inuu dalban doono in lagu dhigo
Nin loo jaray Warqaddii lagu soo xiri lahaa oo Maydkiisa la helay
Madaxii hore ee fulinta shirkadda Streinhoff ee dalka Koonfur Afrika oo loo jaray warqad lagu soo xiri lahaa, ayaa mayd kiisa la helay sida ay
Farmaajo, Shariif, Deni iyo Madax taabacsan oo maanta shir uga furmay magaalada Garoowe
Magaalada Garoowe ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Puntland waxaa maanta shir uga furmay qaar ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka