Madaxwayne Xasan Sheekh “Caalamku Ma Yaqaan Dowlad Doorasho Dadban Dowlad Ku Noqota, Mana Na Aqbalaayo”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrimaha Doorashooyinka, Amniga iyo Siyaasadda ayaa ugu horreyn diiradda saaray Nabadgalyada isaga oo sheegay in Dowladda Xoogga