Home
Page 44
Hogaamiyayaasha Dalalka Yurub Oo Sii Kordhiyay Taageerada Ay Siinayaan Dalka Ukraine
Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ayaa sii xoojiyay taageerada ay u muujiyeen dalka Ukraine waxayna ku heshiiyeen in la xoojiyo difaaca Midowga Yurub, kadib shir madaxeedka amniga
Khasaare xooggan oo ka dhsahay isku dhac dhex maray ciidamda Suuriya iyo kuwo daacad u ah Assad
Hay’ad u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay, in dowladda ku meel gaarka ah ee Suuriya ay billowday howlgal ballaaran, kaas oo lagu sugayo ammaanka, kaddib
Dowladda New Zealand oo shaqada ka eriday Diblumaasi dhaliilay Madaxweynaha Mareykanka
Dowladda New Zealand ayaa shaqada ka eriday safiirkeedii u fadhiyay Ingiriiska ka dib markii uu ka hadlay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ku tilmaamay mid aan
Shiinaha: ‘nuuc walba oo dagaal Maraykanka ka dhan ah ayaan diyaar u ahay’
Shiinaha ayaa u sgeegay Mareykanka inuu diyaar u yahay inuu la dagaallamo “nooc kasta” oo dagaal ah ka dib markii uu ka soo horjeestay canshuuraha
Mareykanka oo joojiyay xogihii sirdoonka ee uu Ukraine la wadaagi jiray
Mareykanka aya qaaday tallaabo kale oo xaaladda ku sii adkeyn karta dalka Ukraine. saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay, inay joojiyeen xogihii sirdoon ee ay la wadaagi
Madaxwayne Trump oo u hanjabay kooxda Xamaas hadii ay siideyn weydo lahaystayaasha
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Arbacadii hanjabaad toos ah u jeediyay kooxda Xamaas ee Qasa, isagoo qoraal soo dhigay bartiisa, Truth Social. Waxaa uu Trump