Borama News Network

Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Ruuska Oo Ku Soo Waajahan Dalka Eritrea Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

Wafti ka socda militariga Ruushka, uuna hoggaminayo Taliye Ku-xeegeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Kasatonov ayaa soo gaarey dalka Eirtrea, sida uu sheegciyey Wasiirka Warfaafinta dalkaas.

Waftiga ciidan ee Ruushka ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Taliayaha ciidamada Eritrea General Philipos Woldeyohannes oo ay wehliyaan mas’uuliyiin sar sare oo ay ku jiraan saraakiil ciidamada ciidan kala duwan.

Dhinaca kale Markab dagaal oo Ruushka laga leeyahayb ayaa dhawaan ku sooxirtay dekedda Massawac ee dalka Eritrea.Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili uu aad u sareeyo xidhiidhka dibloomasi ee udhaxeeya dawladda Soomaliya iyo Eritrea.

Related posts

Dowlada Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Joojinaysa Soo Dhoofsashada Baabuurta Shidaalka Ku Shaqeeya

Abdiaziz Bnnstaff

Mareykanka oo digniintii ugu adkayd u diray Israa’iil

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Masar oo sheegtay in hoos u dhicii ugu weynaa ee dhaqaaluhu ka soo gaadhay Badda Cas.

Abdiaziz Bnnstaff