Borama News Network

”Way mahadsan yihiin Golaha wakiiladu mar haddii ay i ansixiyeen ” Komishinar Eng Siciid

Golaha wakiilada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa saaka ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka.

Siciid Maxamed Cismaan oo dhawaan ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ay usoo u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland, madaxweynuhuna uu u gudbyay baarlamaanka ka dib markii u saxeexay ayaa maanta si rasmi ah ugu biiraya gudiga doorashooyinka oo la filayo in ay dhowr bilood kadib qabtaan laba doorasho oo kala ah mida madaxtooyada iyo midda ururada.

Dhamaystirka gudiga doorashooyika ayaa u muuqata mid loogu diyaar garoobayo a doorashoo oo murankoodu soo jiitamay, haddase heshiis lagu yahay in ay dhacaan13-ka bisha Nufeember.

Related posts

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Xubuntii Koomishanka Doorashooyinka Ee Xisbiga Wadani

Ciidamada Mareykanka, UK Iyo Faransiiska Oo Burburiyay Diyaarado Weeraro Lagu Fulinayay

Abdiaziz Bnnstaff

In Aan Muuse Biixi Garab Siiyo Isaga Oo Ineveb Waan Ku Qasbanahay” Boqor Buurmadow

Abdiaziz Bnnstaff