Borama News Network

Denmark Oo Ansixisay Xeer Ogolaanaya In Qaxootiga Lagala Noqdo Sharciga

Dawladda Denmark ayaa ansixisay wax ka bedel lagu sameeyey xeer u ogolaanaya in ay dowladu sharciga kala noqon karto qaar ka mida dadka waddankaasi iska dhiiba ee loo aqoonsado qaxooti.

Waagii hore ,haddii qofku sharci ku leeyahay Denmark, dalkana degan yahay illaa toban sano wey adkeyd sida qofkaas loogala noqdo sharciga.
Wariyaha VOA ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrintan ka wareystay Abdirasheed Abd,i oo ah xildhibaan laga soo doorto magaalada Odensa, oo ah magaalada saddexaad ee ugu weyn Denmark.

Related posts

Wada-Hadalladii Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Oo Dib u Billaabmaya

Abdiaziz Bnnstaff

Wiil Hooyadii Qoorta Kaga Jaray Baangad Iyo Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Ninka Dilka Gaystay

Abdiaziz Bnnstaff

Midawga Yurub Oo Markab La Afduubay Ka Raadinaya Xeebaha Soomaaliya

Abdiaziz Bnnstaff