Dowlada Kenya Oo Dib Ubilaabaysa Dhismaha Darbiga Ay Ka Dhisayso Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliya

Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM Brigadier Paul Njema ayaa manta degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada waxaa uu u sheegay inay bilaabi rabaan dhismaha darbig ay ka dhisayeen xaduud benaadka markii ay dhacdo Dowladda Farmaajo ayuu yiri Taliyaha.

Odyaasha iyo Saraakiisha ayuu ka dalbaday inay tageero ku siyaan dhismaha darbiga waqtigasi markii la gaaro.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Mucaaridka Dalka Tansaniya Oo Xabsiga Lagu Guray Iyo Sobobta Loo Xidhxidhay

Bnnstaff Bnnstaff

Midowga Africa Oo Qaadey Tallaabo Adag Oo Ka Dhan Ah Dalka Sudan

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday In La Soo Qabtay Sarakiil Kale Oo Ka Tirsanaa TPLF

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More