Borama News Network

Madaxwaynaha Dalka kenya Willaim Ruto Oo Kala Diray Golahii Wasiirada Ee Dalka Kenya

Madaxweyne William Ruto ayaa kala diray golahiisa wasiirada, marka laga reebo madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo Musalia Mudavadi oo ahaa madaxii wasiirada.

Wuxuu sheegay in go’aankan uu qaatay ka dib dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Kenya ee qasabka ka dhigay in madaxweynaha uu ka noqdo sharciga maaliyadda ee 2024 iyo “ka dib markii la tix-geliyay codsiga Kenyanka, iyo qiimeeyntii golaha wasiiradayda”.

Related posts

Isbahaysiga oo ka hadlay doorashadii dhacday

Mustafe haji

Maxaa Laga Filan Karaa Shirka Aan Caadiga Ahayn Ee IGAD Kuna Saabsan Xiisadda Itoobiya Iyo Soomaaliya

Abdiaziz Bnnstaff

Booliska Somaliya Oo War Ka Soo Saaray Xildhibaan Hore Axmed Aadan Oo Muqdisho Lagu Dilay

Abdiaziz Bnnstaff