Xamaas Oo Israaiil Ka Diiday In Loo Gacan-Geliyo Dawooyin Ay u Baahan Yihiin Maxaabiista Yuhuudda Ah Ee Gacantooda Ku Jira.
Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in dalab cusub oo dhinaca Israaiil ka yimid kana dhashay cadaadiska & culayska xooggan ay saarayaan Ehelka Maxaabiista Yuhuudda ah...