Sida ay Jabuuti uga hadashay heshiiskii is-afgaradka ee Itoobiya iyo Somaliland
Heshiiskii lagu dhawaaqay Janaayo 1, 2024 ee u dhexeeyay Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa sii kordhinaya xiisadda Geeska Afrika ka...