Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo si xeer dheer uga hadlay heshiiskii sharci-darrada ahaa ee Itoobiya & Somaliland ay ku galeen...
Imaamka masjid ku yaala magaalada Newark ee gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka ayaa la toogtay subaxnimadii Arbacada, welina lgacanta laguma soo dhigin ciddi weerarkaas...
Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu helay 37 cod, halka gudoomiyihii hore ee...
Saraakiisha Iran ayaa sheegay in laba qarax ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof, ayna ku dhaawacmeen tobanaan kale xaflad ka dhacday Iran, Arbacadii, oo...