Author : Abdiaziz Bnnstaff
Militariga Israaiil Oo Weerar Ka Fuliyay Gudaha Dalka Suuriya. Iyo Faahfaahino Ka Soo baxaya
Saraakiil katirsan Dowladda Suuriya ayaa sheegay in Ciidamada Yuhuudda ay duqayn xooggan ka gaysteen xaafadda Mazzeh ee ku dhow caasimadda Dalkaas ee Dimishiq maanta oo...
Midowga Afrika oo Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo u wakiishay dhexdhexaadinta Soomaaliya IyoItoobiya.
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo u magacawday in uu madax ka noqdo wadahadallada Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo...