Suxufiyiin ka tirsan TV-ga MM oo qabtay dood ku saabsan Is Afgarad kii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya oo Hargeysa lagu xiray
Sida ay xaqiijiyeen illo wareedyo ku sugan magaala madaxda Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland, waxa xabsiga la dhigay labo suxufi iyo farsamo yaqaan...