Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Mareykanka oo burburiyay doonyaha Xuutiyiinta ee ku sugan Badda Cas kadib markii ay isku dayeen afduub
Ciidamada Badda Mareykanka ayaa burburiyay Doomaha yar yar ee Xuutiyiinta oo isku dayay in ay fuulaan Markab Konteenar ah oo marayay Badda Cas. Afar doon...