Waa kuma sarkaalka Al Shabab ee shalay la dilay ee Maraykanku aadka u doondoonayey
Dowladda Mareykanka ayaa hore liiska argagaixisada caalamiga ugu dartay Injineer Ismaaciil iyo sarkaal kale kuwaasoo ka tirsan ururka Al Shabaab ee Soomaaliya. War qoraal ah...
