Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa farriin u diray dalka Iraan. Waxaa uu ka digay in Iran “ay saameyn ballaaran soo gaari doonto” hadii la dilo...
Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa soo saartay war-saxaafadeed, kaas oo ay ku taageereyso tallaabadii uu Mareykanka ku soo qabtay madaweynaha Venezuela,...
Washington ayaa ugu baaqday Shiinaha in uu joojiyo cadaadiska uu saarayo Taiwan, kaddib markii Beijing ay laba maalmood dhallatusyo millatari oo ballaadhan ka samaynaysay deegaanno...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u la wareegtay Hoggaanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay bishan Janaayo 2026-ka. War ka soo baxay dawladda Soomaaliya...