Category : Somali News
Bada Liibiya Oo Soo Caariday Maydadka Dad Tahriibayaal Ah Iyo Tirada Maydadka Soo Caariday Badu Oo La Shaaciya
Ugu yaraan shan mayd oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan labo haween ah, ayaa laga helay xeebta Qasr al-Akhyar, oo ah magaalo xeebeed dhacda...
Xiisad Ka Soo Cusboonaatay Xuduudka Dalalka Pakistan Iyo Afghanistan Iyo Talilan Oo Digniin Dirtay
Pakistan ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay “toddobo goobood iyo xero argagixiso” oo ku yaalla xadka Pakistan iyo Afgaanistaan, iyadoo la tixraacayo sirdoon. Dhanka kale, afhayeen...
Abiy Axmed: “Waxaan dhisnay ciidan la dagaallama argagixisada Soomaaliya”
Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa sheegay in Itoobiya ay dhistay ciidan la dagaallama “argagixisada Bariga Afrika.” Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu hadalkan ka sheegay khudbad uu maanta ka...
Dad iyagoo Ramadaanka cunto cunaya la arkay oo lasoo xiray
Booliska Islaamiga ah ee gobolka Kano ee woqooyiga Nigeria ayaa xiray sagaal qof oo Muslimiin ah, kuwaas oo la arkayay iyagoo cunto cunaya maalintii koowaad...
Iiraan oo beenisay hadal uu Maraykanka ka sheegay
Saddex maalmood ka dib wadahadalkii Iran iyo Mareykanka ee Geneva, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegay in inta lagu guda...
Todobo Xaaladood Oo Dhici Kara Haddii Maraykanku Weeraro Iiraan
Maraykanku wuxuu u muuqdaa mid isu diyaarinaya inuu weeraro Iiraan. Toddobaadyadii la soo dhaafay, Washington waxay kordhinaysay ciidamadeeda Bariga Dhexe haddana waxay u muuqataa inay...
