Borama News Network

Denmark Oo Ansixisay Xeer Ogolaanaya In Qaxootiga Lagala Noqdo Sharciga

Dawladda Denmark ayaa ansixisay wax ka bedel lagu sameeyey xeer u ogolaanaya in ay dowladu sharciga kala noqon karto qaar ka mida dadka waddankaasi iska dhiiba ee loo aqoonsado qaxooti.

Waagii hore ,haddii qofku sharci ku leeyahay Denmark, dalkana degan yahay illaa toban sano wey adkeyd sida qofkaas loogala noqdo sharciga.
Wariyaha VOA ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrintan ka wareystay Abdirasheed Abd,i oo ah xildhibaan laga soo doorto magaalada Odensa, oo ah magaalada saddexaad ee ugu weyn Denmark.

Related posts

Madaxwane xasan Sheekh Oo Hambalyo U Diray Haweenka Somaliyeed

Abdiaziz Bnnstaff

Gaza war to last months, Israel army chief says; escalation alarms UN

mustafeamiin

Xisbigii uu mar hogaaminayey Nelson Mandela oo la kulmay natiijadii ugu xumayd ee doorashada

Abdiaziz Bnnstaff