Imaaraadka Carabta Oo Lagu Eedeeyay In Ay Dhaqaale Ku Bixiyeen Si Loo Fuliyo Dilal Siyaasadeed
Imaaraadka Carabta ayaa maalgeliyay dilal siyaasadeysan oo ka dhacay Yemen, baaritaan ay BBC-du sameysay ayaa sidaa lagu ogaaday, taasoo oo sii xumeyneysa colaadda ay ku