Maxay Kawada hadleen Golaha Wasiirrada DG Hir-Shabeelle Iyo Guddoomiyaha Hay’adda SODMA?
Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa fadhi gaar ah oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas isla markaana ay ka qaybgaleen ku xigeenkiisa & Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka...