Guterres oo si kulul cambaareeyay weerarkii garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada...
Maraykanka Oo Markale Ku Celiyay In Uu Taageerayo Madaxbannaanida Iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya.
Dowladda Maraykanka ayaa markale ku celisay in ay ixtiraam ay u hayso madaxbannaanida & midnimada dhuleed ee Soomaaliya isla markaana taageereyso shirka uu ku dhawaaqay...
Taliska Booliska Dowlada Somaliya Oo Amray In Baadhis Lagu Sameeyo Weerarkii Ciyaartoyda Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya
Taliska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in baaris lagu sameeynayo weerar lagu qaaday shalay Gaari Bas ah oo ay saarnaayeen Ciyaatoyda kubada cagta ee...
Wiilka Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Hortay Maxkamad Ku Taala Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga.
Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud oo ku lug lahaa Shilkii gaari ee uu ku dhintay Muwaadin Turkish ah ayaa waxa uu goobjoog ka ahaa Dhegeysiga Gar-Maqalka...