Maraykanka Oo Cunaqabatayn Ku Soo Rogay Xawaalado Lacag Loo Marsiiyey Xuutiyiinta Dalka Yeman
WASHINGTON — Maraykanka ayaa Khamiistii cunaqabatayn ku soo rogay shirkado dhinaca xawaaladaha lacagta ah, oo laga kala leeyahay Turkiga iyo Yemen, ka dib markii lagu...
Hoos u Dhac Ku yimid wax Soo-Saarkii Beeraha Koonfur Galbeed
Baydhaba — Waxaa gaabis ah wax soo saarkii beeraha xilligan fatahaadihii dhowaan ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed darteed. ...
Siciid Deni Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharrax u Taagan Xilka Madaxweyne DG Puntland Ee 2024/2029.
Siciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha muddo xileedkiisu gabagabada yahay ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ugu dambayn markale ku dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan xilka uu...
Ciidanka Israaiil Oo Ugu Yaraan 130 Ruux Ku Dilay Xeryaha Nuseirat Iyo Maghazi.
Ciidanka Israaiil ayaa kordhiyay weerarrada ay ka gaysanayso goobaha ay degen yihiin Dadka rayidka ah gaar ahaan Xeryaha Qaxootiga ee sida gaarka ah gacanta ku...