boramanews.com

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil Oo Sheegay Hadal Culeska Ku Kordhi Kara Iiraan

Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’iil, ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan dalka Iraan.

Gideon Sa’ar, ayaa sheegay inay arkaan waxa ay sameynayaan dadka reer Iiraan, isla markaana ay guul u rajeynayaan oo ay taageerayaan halhgankooda xornimo.

“Waxaan u maleyneynaa inay u qalmaan inay xor ahaadaan oo ay yeeshaan mustaqbal wanaagsan”, ayuu yiri Gideon Sa’ar, wasiirka arrimaha dibedda Israa’iil.

“Wax cadaawad ah nagama dhaxeyso dadka reer Iiraan, balse waxaan dhibaato weyn ku qabnaa maamulka Iraan, taas oo ah dhibaato ay nala qabaan gobolka iyo caalamka”, ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Related posts

Dalalka midowga Yurub oo sheegay in diyaarinayaan qorsho lagu sugayo amniga maraakiibta

Cabdi Casiis

Degdeg: Ingiriiska oo war ka soo saaray go’aanka Trump

Cabdi Casiis

Mid ka mid ah wasiiradii ugu muddada dheera Xukuumadihi Kulmiye oo ku biirey Waddani kana hayaamay Kulmiye

Cabdi Casiis