Madaxweynaha Mamaulka Puntland Saciid Cbadullahai DEni oo jeediyay Khudbad uu kaga hadlayay xaaladaha guudahana dalka ayaa sheegay in mamaulkiisu diyaar u yahay ka qayb galka fagaarayaahs alooga hadlayo xaaladaha siysaadaeed ee dalka si gaar ah hadii madaxweynaha dowladda federaalka uu qabto shirkii mucaaradku ku baaqeen.
Deni ayaa intaa ku daray in dalku uu marayo meel halis ah isla markaana midnimo lagu raadinayo aflagaado aysan midnimo ahayn.
Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland ayaa sheegay in mamaulkiisu aanu gorgortan ka geli doonin midinimada iyo wadajirka Puntland.
Hadalladan ayuu jeediyay xalay, xili uu la hadlayay dhalinyarada Punland
