Xaqiiiqada: Dhayalsi Badan Wax Kasoo Qaad la anta Baaqyadooda Wax Wadalahaansho Iyo Sadbursi.32 jirsaday
Shacab Baraarugay iyo Cabud Xoogan Oo Xambaarsan Cadho Ka Dhalatay Dhulkoogii 99% Degayeen Oo 1% Ka Yuhiin Maamulka Gaar Ahaan Salal Taas Oo Xukuumadii Kala Dambeeyay Ee Somaliland Ku Raaligalinayeen Jabuuti . Balse Maanta Gudo iyo Dibadba Diyaar u yihiin In Dhiigooga u Huraan Dib I Hanashada . Tan iyo Dhacdadiii 20 Ka Dhalinada aho Ku Shahiideen Borama Qurbajoogu Meelkastay Joogeen Guud ahaan Waxay Dhaqaale 2milyan Oo Dollar Ku Uririyeen Mudo 72 Saacadood Ah Taasoo Loo Qoondeeyay Difaaca Saylac .
Saluuga Reer Awdal Ka qabaan SOMALILAND Sad Bursigeeda iyo Dagaalka ku Socda Deegaamadooda . Waxay Ku Khasbanyihiin inay dhistaan Ciidan Beeloodyo Tikniko Leh Oo Si Buuxda Gacanta Ugu Haya Deegaamadooda Sida Khaatumo..
Xalka Deg Dega Ah:
Gadaguursi Waa In Dib Gacantooda Loogaliyaaa Maamulja ilaaa heerkastan 90% goboladooda Awdal iyo Salal,
In SOMALILAND deg deg Dastuurka La Furo Saamiqeybsi Dhaba Labada Aqal iyo xukuumada iyo Haayadaha dowliga ah ba .
