boramanews.com

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo baabi’isay waarankii soo qabashada ee madaxwaynaha Jubaland

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saartay go’aan meesha looga saarayay islamarkana lagu baabi’inayay waarankii soo qabashada ahaa oo ay horay ugu jartay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)

Hoos ka akhriso go’aanka

Warqad

Related posts

Heshiiska u dhaxeeya Iiraan iyo Ruushka Muxuu Yahay Heshiiskaasi

Cabdi Casiis

Tirada iyo magacyada dalalka ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Cabdi Casiis

Waa maxay waxa ay Iimaaraadka, Turkiga iyo Sacuudiga oo aan isku dan ahayn ka doonayaan Itoobiya

Cabdi Casiis