Maxaa dib u dhigay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta lagu ballansanaa?
Dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta oo ah 20ka Abriil 2024 ay ku ballansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo...