Author : Abdiaziz Bnnstaff
Militariga Israaiil Oo Weerar Ka Fuliyay Gudaha Dalka Suuriya. Iyo Faahfaahino Ka Soo baxaya
Saraakiil katirsan Dowladda Suuriya ayaa sheegay in Ciidamada Yuhuudda ay duqayn xooggan ka gaysteen xaafadda Mazzeh ee ku dhow caasimadda Dalkaas ee Dimishiq maanta oo...
Midowga Afrika oo Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo u wakiishay dhexdhexaadinta Soomaaliya IyoItoobiya.
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo u magacawday in uu madax ka noqdo wadahadallada Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo...
Maraykanka Oo Isreal Waydiistay macluumaadka muwaadin looga dilay Marinka Rafax.
Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa xaqiijisay geerida muwaadin haysta dhalashada Dalkaas oo lagu dilay Marinka Rafax waxaana loo badinayaa in ay ka dambeeyeen ciidanka Israaiil...
Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kulan La Qaadanaya Dhigiisa Dalka Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka safray Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda oo labadii maalin lasoo dhaafay uga qaybgalay shirar ka dhacay...
Dowlada Oo Diiday In Ay Dhexdhexaadin Ilaa Inta Ay Itoobiya Ka Noqonayso Heshiiskii Ay Somaliland La Gashay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meesha ka saartay in la dhex-dhexaadiyo ayada iyo Itoobiya illaa Addis-Ababa ay ka laabato is-afgaradka ay la gashay Somaliland. Xiisadda...