Isimada Dhaqanka Puntland oo soo xulay Baarlamaan keliya ay ku jirto Hal Haweenay.
Isimada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo xulay 66da Xildhibaan ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedkaas waxaana laga diiwaangeliyay sanadkaan keliya ay ku jirto Hal Haweeney oo ah Abwaanad...