Ku dhowaad 100 askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa gaaray dalka Nigeria si ay u tababaraan ciidammada qalabka sida ee dalkaas Galbeedka Afrika ku...
Malaayiin qof oo ku nool daafaha dunida ayaa maanta u ah maalintii koobaad ee bisha Ramadan, kadib markii dowladda Sacuudiga ay gelinkii dabe ee shalay...
Warbixin baaritaan ah oo wakaaladda wararka Reuters ay daabacday ayaa shaaca ka qaadday in xero tababar oo ay leeyihiin Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan...
Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday iskuul ku yaala gobolka British Columbiaee dalka Canada, sida ay sheegeen booliiska. Lix qof ayaa...