Home
Page 102
Ciidankii ugu badnaa Israaiil oo ku go’doonsan Gaza & Yuhuudda oo Duqayn xooggan wada.
Ciidamo badan oo ka kala tirsan Guutooyinka cusub ee dhowaan Israaiil ay galisay dagaalka ka socda Waqooyiga Magaalada Gaza ayaa lasoo wariyay in ay go’doon
Dhegayso:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xiisadda Soomaaliya Iyo Itoobiya
Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo Soomaaliya iyo Itoobiya inay qaboojiyaan xiisadda diblomaaisyadeed ee u dhaxaysa, kadib markii murankii ka dhashay is-afgaradkii 1-dii bishan
Qarax Lagu Soo Xidhay gaari-dameer Oo Ka Dhacay Xudduudka Kenya Iyo Soomaaliya
Qarax lasoo saaray gaari-dameer ayaa ka dhacay bar kontorool oo ku taalla xudduudka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana halkaasi ku dhintay askari ka tirsan ciidamada Booliska
Maxaa Kasoo Baxay Shirka Ururka IGAD Uu Ku Yeeshay Xadgudubka Itoobiya Ku Samaysay Soomaaliya?
Urur Goboleedka IGAD oo madaxdoodu kulan gaar ah ku qaadatay Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda ayaa garab istaag u muujiyay ilaalinta madaxbannaanida, wadajirka dhuleed iyo
Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay diyaarad ay leedahay dowladda Thailand
ay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo soo saartay warsaxaafadeed ayey ku sheegtay in hawada Soomaaliya ay ka celisay diyaarad nooca xamuulka qaada oo ka diiwaangashan waddanka
Hal qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool
Hal qof ayaa ku dhintay halka ay tiro kale ay ku dhaawacantay ka dib shildiyaaradeed oo barqanimadii maanta ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool
Dowladaha Qatar Iyo Imaaraadka Carabta Oo Kawada Hor Yimid Damaca Itoobiya
Dowladda Qatar oo ka qeyb gashay shirka Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir, kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay qabsoomay laguna lagu taageerayay Jamhuuriyadda Federaalka