Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu tago Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland sida ay Mustaqbal...
Maraykanka oo $95 Bilyan siinaya Ukraine, Israel Iyo Taiwan.
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in lacag dhan $95 Bilyan oo doollar ay siinayso Ukraine oo wajahaysa dagaalka xooggan ee Ruushka, Israaiil oo jab wayn kasoo...
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maraykanka oo xilka looga qaaday xakamayn la’aanta qulqulka soogalootiga Soomaalida qaybta ka tahay
Qulqulka tabriibeyaasha ay ku jiraan Soomaalida ee ka gudbaya xadka Mexico ayaa sababay in shaqada laga ergo wasiirka awoodda badan ee arrimaha gudah ee Mareykanka...
Cimraan Khan oo ka hadlay wararka sheegayey in uu isbahaysi la samaysanyo xisbiga ay iskasoo horjeedaan
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan, ayaa meesha ka saaray in uu isbahaysi la sameysto xisbiga ay iskasoo horjeedaan ka dib doorashadii guud ee...
Duufaanno baraf ah oo xayiray duullimaadyadii Diyaaradaha Ee dalka Maraykanka
Boqolaal duullimaadyo oo ka imaanayay saddexda garoon ee ugu waaweyn magaalada New York ayaa la baajiyay xilli ay socdan duufaanno baraf wata. In ka badan...