ABDUU

Friday, 12 January 2018 11:19

Lixda Qof Ee Somaliya Ka Hortaagan Nabada Iyo Horumarka Oo La Ogaaday. Magacyadooda Iyi Cida Ay Yihiin + Waxa Ay Dawlada Farmaajo Ka Qaban Karto [Akhriso]

12/1/2018 (BNN)  Soomaaliya wixii ka dambeeyay burburka dowladdii uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre waxaa sal adag yeelan la dowlad walbo oo lasoo dhiso.

Baaritaan dheer oo La Sameeyay Ayaa lagu ogaatay dadka Soomaaliya ay ka degi la dahay iyo waxa ay yihiin.

Hadaba inta ay joogaan 6-daan qof Soomaaliya lagama yaabo in nabad ay hesho xitaa si walbo oo caalamka u dedaallo, illaa shacabka ay iska qabtaan, waxaana ay kala yihiin:

1- Calooshiis u Shaqeyste

2- Qabyaaladiiste

3- Shisheeye Kalkaal

4- Dhalasho kale hayste

5- Wadaad ku sheeg

6- Ganacsade Dhiig Miirad ah

Intaan ayaa ah kuwa hadda dalka dhibka ku haya, walibana ka faa’ideystay burburka dowladdii dhexe, waxayna dhammaantood ka wada siman yihiin Hal arrin oo ah daneyste, oo dantooda ayeey wax walbo u sameynayaan.

Shacabka Soomaliyeed haddii ay intaan iska qabtaan waxaa hubaal aan shaki ku jirin ah in la heli doono dowlad cadaalad ah oo dalka iyo dadka wax u tarta.


Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree