Monday, 12 March 2018 09:54

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya Oo Ku Gaar Ah La Qaatay Raysal Wasaaraha Dalka Hindiya Iyo Qodobo Muhiim Ah Oo Ay Ka Wada Hadleen Labada Dhinac +SAWIRO

12/3/2018 (BNN) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Hindiya ayaa Magalada New Delhi kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka India Mr. Narendra Modi.

Kulankan oo ahaa mid gaar ah ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii Dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa dhinaca Arrimaha Bulshada sida, Waxbarashada iyo Caafimadka,fududeynta dal ku gal Hindiya oo mararka qaar dhibaato loo maro.
Ra’iisal Wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dhankooda in Soomaaliya ay taageero weyn siiyaan gaar ahaan dhinaca arrimaha Bulshada.
Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo weli ku sugan dalka hindiya ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaas,waxa uu kulamo kala duduwan la yeelan doonaan madaxda wadamo dhowr ah oo shir uga qeyb galaya dalkaas.

1 44 696x430

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KU1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KU2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KU3

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree