borama 250x250

ABDUU

Sunday, 15 April 2018 10:11

Akhriso: Liiska Xil Sugayaasha Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Siyaasi Xuseen Caydiid Oo Dhawaan Loo Dhaarin Doono Golaha Wakiilada

15/4/2018(BNN) Warbaahinta ayaa waxaa ay soo heshay nuqul ka mid ah Magacyadda Xil Sugeyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ee Xisbiga Kulmiye ee gobolka Maroodi Jeex.

Magacyadan ayaa waxa hogaaminaya Xuseen Axmed Caydiid oo isaga dhawaan loo dhaarin doono Xubinimadda Golahaasi, ka dib Markii Rabbi Naxariistii janno ha ka waraabiyee uu booskaasi ka dhintay Marxuum Ibraahim Axmed Haybe oo isna gobolka Maroodi Jeex uga soo baxay Xisbiga Kulmiye.

Xuseen Axmed Caydiid ayaa isu diyaarinaya dhaarta Dastuuriga ah ee Maxakamada Sare, waxaanu ka mid yahay siyaasiyiintii ugu cadcadaa wakhtigii Kulmiye uu ku jiray, iminkana waxa uu uga digo rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

30785042 1379131652192488 1618888467 n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree