Tuesday, 15 May 2018 15:15

Deg Deg : Deegaanka Tukaraq Oo Uu Mar Kale Dib Uga Bilaabmay Dagaalka U Dhexeeya Ciidamada Puntland Iyo Somaliland Oo Saacado Ka Hor Uun Istaagay

15/05/2018(BNN) Wararka Naga Soo Gadhaya Deegaanka Tukarag Ayaa sheegaya in dib uu u bilaabey dagaalkii saaka ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .

Dagaalkan ayaa saaka markii uu bilaabey afar sacadood-na uu socdey istaagey ka dib markii deegankaasi roobab xoogani ka curteen

Sidoo kale dagaalkan saaka qarxay ayaa waxaa ka dhashey khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ba ah


Wixii Ka Soo Kordha Isha Ku Hay BoramaNews.com


Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree