borama 250x250

ABDUU

Tuesday, 10 July 2018 15:38

Deg Deg: Gudiga Fulinta Ee Dawlada Degaanka Somalida Itoobiya Oo Ansixiyay In Masaajid Loo Bedelo Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Jigjiga Oo Si Xun Loogu Ciqaabi Jiray Maxaabiista

10/07/2018(BNN) Madaxweynaha DDSi Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka Kulan la yeeshay Gudiga Fulinta DDSi waxeyna hoosta ka xariiqeen in jeelka dhaxe maxaabiista ku jirta Cafis loo fidiyo

Madaxweynaha DDSi Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Masuulayiin uu Hogaamin ayaa waqtigan Xaadirka ku Sugan jeelka dhaxe ee Magaalada Jigjiga
wixii warar ah ee ka soo kordha Isha Ku Hay BoramaNews.com


Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree