ABDUU

Friday, 10 August 2018 13:17

Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga Oo Socdaal Ku Kula Bixiyay Wadamada Eritrea Iyo Itoobiya Kana Waramay Ujeedka Socdaalkiisaasi Eritrea Ku AMaanay Xidhiidhka...+SAWIRO

10/08/2018 (BNN) Wasiirka arimaha dibada ee Boqortooyada Sacuudiga Aljubair ayaa socdaal ku kala bixiyay Asmara Iyo Addisabbaba,Socdaalkani Wasiirka arimaha dibada ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay mid Sacuudigu ku xoojinayo adkaynta xidhiidhka labadaasi wadan ee Itoobiya Iyo Eritrea la leeyahay.Wasiirka oo ka hadlay caasimada Addisbababa oo uu kula kulmay Raysalwasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay kulankaasi si wayna iskula meeldhigeen qodobada ay kawada hadleen ee xaalada ugu dambaysay ee Geeska Afrika.Jubair ayaa amaanay eritrea xidhiidhka kala dhexeeya sheegayna in Eritrea abaal ugu hayaan xidhiidhka ay u gooysay Iran Iyo Qatar oo uu ku sheegay argagixiso burburin kawada geeska Afrika.

Cabdoo Xaaji

Boramanews/London

 

 

 

sauddi

Saudi

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree