LOGO3ABDUU

Monday, 17 July 2017 12:08

Daawo Hooyo Soomaaliyeed Oo Oohintu Jiidhay Kadib Markii Gabadheedu Jaamacada Dhamaysatay Iyo Warbaahinta Ingiriiska Oo Faaqiday+VIDEO/SAWIRO

17/7/2017 (BNN) Ramla Tyrow oo ah gabadha qalainjabisay ayaa barteeda xidhiidhka bulshada soo dhigtay qoraal ay hooyadeed ugu mahadcelinayso "Hooyo waxaad igala soo oroday dagaal sokeeye si aan u helowaxbarasho aad adigu helin iyo nabad,Maanta waad ooyday markaad aragtay guushayda xaflada Jaamacada aan dhameeyay Waad mahadsan tahay Hooyo.
Booqolaal dhalinyaro ah oo Soomaali ah ayaa qurbaha wax ku bartay halka kumanyaal kalena xabsiyada ka buuxaan kadib markii daroogo iyo dambiyo u go,een.
Cabdoo Xaaji
Boramanews/London
 
TY
 
TYU
 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree