Kenya oo maxkamad soo taagtay rag dhoofinayay quraajo qaali ah oo Bariga Afrika uun laga helo
Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta dhegeysatay kiis safrinta xayawaannada oo heerkiisu sarreeyo, kaasoo ku lug leh dhoofinta sharci-darrada ah ee kumannaan kun oo quraanjo...
Goddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Faray Dardargelinta Dhameystirka Dastuurka
Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeennada labaad ee Golayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga Lasocodka iyo...
Dhul Gariir Xoogan Oo Ku Dhiftay Magaalada Ugu Dadka Badan Leh Dalka Turkiga
Waaxda musiibooyinka Turkiga ayaa sheegtay in dhowr dhulgariir oo is xigxiga ay muddo daqiiqado gudahood ku dhufteen qeybo ka mid ah magaalada Istanbuul, dhammaantoodna waxay...
Shir looga hadlayo taageerada dhaqaale ee Howlgalka AUSSOM oo ka socda dalka Uganda
Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa ka billaawday shir soconaya 22 ilaa 25 bisha April, kaasi oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha dalalka ay ciidamada ka...
Baarlamaanka Azerbaijan oo ansixiyay heshiis difaac ah oo ay la saxiixdeen Soomaaliya
Baarlamaanka Azerbaijan ayaa ansixiyay heshiis iskaashi militari ah oo dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan. Heshiiskan, oo Madaxda labada dal ku kala saxiixdeen...
Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha caalamka ayaa cambaareeyay weerarka dalxiisayaasha lagu laayay ee Hindiya ka dhacay
Hoggaamiyayaasha caalamka ayaa cambaareeyay weerarka lagu dilay dadka rayidka ah ee Pahalgam. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa tacsi u diray qoysaska dhibanayaasha....
horKoox cusub oo jihaad doon ah oo ka soo ifbaxday dal Afrikaan ah
Koox jihaad doon ah oo lagu magacaabo Maxamuuda ayaa sii wada is ballaarintooda, iyagoo u muuqda in ay sii xoogaysanayaan, waxaana argagax ay ku hayaan...
Faahfaahin ka soo baxaysa weerar dalxiisayaal lagu laayay oo ka dhacay dalka Hindiya
Ugu yaraan labaatameeyo qof ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen koox dalxiisayaal oo booqanayay goob qurux badan oo ku...