boramanews.com

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xilkii qaaday taliyihii milatariga Soomaaliya

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka cayriyay taliyaha Milatariga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage sida ay BBC-da u xaqiijiyeen illo wareedyo ka tirsan dawladda.

Sarkaal lagu magacaabo Ibraahim Maxamed oo darajadiisu tahay Gaanshaanle Sare ayaa loo magacaabay xilka taliyaha milatariga.

Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa xilka taliyaha Milatariga loo magacaabay labo jeer oo hore oo kala ahayd 2019 iyo 10 November 2024

Related posts

“Ciidanka xoogga waa halka uu dalka ka dhismo ama ka burburo, Raysal Wasaare Xamse …

Cabdi Casiis

Waa kuma sarkaalka Al Shabab ee shalay la dilay ee Maraykanku aadka u doondoonayey

Cabdi Casiis

Shirka Dowladda Iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya Oo Maanta Ka Dhacaya Villa Somalia

Cabdi Casiis