Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Baarlamaanka DG Puntland: Liiska La Shaaciyay 70% Mahan Mid Soo Maray Habraaca Guddiga Soo Maray.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka 6aad ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa kahor yimid liiska xubnaha Golaha Wakiillada ee la shaaciyay waxaana uu Guddigaas eedeyn culus u jeediyay Madaxweyne...